Thursday, 2 November 2017

Mac-hadka programka isticmalo


https://zoom.us/j/3038452558
ku so dhowada mac-had almedina oo
xaruntiisa ay kutalo medina almunawarah
nagala soo xariir tellNO :
whatsapp( +966538036269 )
ama ( +966544052914 )
sido kale (+9665768648270 )
ama skype ( alfurqankarim ) sido kale
nagu soo darso ZOOM (almedina academy )
E-mail : alqaari114@gmail.com
https://lnkd.in/dU5w_TJ
https://lnkd.in/duFNQwi

Tuesday, 31 October 2017

Maadooyinka


Mac-hadka Almedina Qur,aan waa Dugsi online ah oo aad ka baran karto culuunta Quraanka meel walba oo aad dunida ka joogto, Madarasada waxaa dhigta arday ku kanool dunida dafaheeda sida Usa, Europa,carabta,Africa, Asia,Australia iyo Qeybo kamid ah Somaliya.
almedina academy Online wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka Quraanka kariimka iyagoo adeegsanaya qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba madrasadu waxay siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidku.
Machadka waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba heer kastaba bilow dhexdhexaad iyo dhameystir , waa fursad qaali ah ee ka faa,iideysi wacan.
Maadooyinka laguu dhigi doono waa sidan soo socota:

Xifdiga Quraanka Kariimka ah
Barashada Qiraa’ada Qur’aanka
Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka
Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
Barashada Salaada iyo Axkaamteeda
Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
Barashada Luuqada Carabiga

Wednesday, 9 August 2017

Mac-hadka Almedina Quran Academy Online


Mac-hadka Almedina Quran Academy Online wuxu idin la diyaar yahay in uu idin baro Quraanka Kadibna waxa Idin gudonsiiyo shahaadooyin heer sare meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan hadaba horey u gaar machadka isdiiwaan gelintuna waa ay socota , mac-hadku waxa uu kuyaalaa magalada rasuulka scw ee almedina almunawarah , wixi faah faahin intaa dheer nagala soo xariir whatsapp iyo imo , viber +966538036269 ama +966576864827 ama email : alqaari114@gmail.com

ku soo biir machadka Almedina academy quran


Dhamaan ummada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka.Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: 1:Higaada Carabiga2: Tajwiidka Qur'aanka3: Xifdiga Qur'aanka4:tafsiirka quraanka5: Luuqada Carabiga, 6:Axaadiista7:Siirada Rasuulka scw 8:Fiqiga 9:tawxiidka 10:tarbiyada caruurta yar yar Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto

quranka gurigaga ku xifdi qaab online ah


Almedinaquran Academy online Ma doonaysaa inaad xiftido kitaabka alle adigoo jooga gurigaa Madoonaysaa inad barato sunada nabigeena suban adigoo gurigaga joga Madoonaysa inaad ku hadasho luqada carabiga adigo gurigaga jooga Bar caruurtaada aqoon diinta adigoo gurigaaga jooga waa barnaamij lagu guulaystay oo la tijaabiya haday jawaabtu tahay haa la xariir oo booqo machadka AL-MEDINA ACADEMY MEMORIZETION HOLY QURAN online waxaad ka heli doontaa dhammaan baahiyahaaga diineed waxana kuugu diyaar ah macalimiin khibrad u leh durusta ay dhigayaa

How to memorize the Quran


1: repetition, by repeating the verses intended to memorize after comprehension of their meaning in general. 2: self-study and collective, 3: start with the easy to save, such as short fence, and short verses, 4: the night to keep the night, the night helps to install the saved. 5: Listening to the Holy Quran Whenever the opportunity arises, 6: Singing the Holy Quran whenever his mind is ready for it, 7: Choose the right times to memorize, such as magic times, times of doing, and pre-sunset. 8: the organization of time and investment well, and this is a good thing in the memorization of the Koran, 9: Imagine the text that preserves and visualize the events, and this is useful in two directions in the process of conservation and installation together. 10: It is also advised to standardize the selected Koran for conservation, to be a single Koran throughout the conservation period, 11: It is also advised that the Qur'an be very fit for reading in terms of font size and background writing .

qalabka uu adeegsado mac-hadka


Mac-hadka Almedina Quran Academy Online wuxu idin la diyaar yahay in uu idin baro Quraanka Kadibna Idin gudonsiiyo shahaado heer sare meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan hadaba horey u gaar machadka isdiiwaan gelintuna waa ay socota , mac-hadku waxa uu kuyaalaa magalada rasuulka scw ee almedina almunawarah , wixi faah faahin intaa dheer nagala soo xariir whatsapp iyo imo , viber +966538036269 ama +966576864827 ama email : alqaari114@gmail.com