Fadliga barashada qur,anka


1- Ilaahey wuxuu ku koryeelaa qur,anka dadka ehelkiisa ah aduunka iyo aakhiradaba 2- Qur,anka aqrintiisa waxaa lagu helaa ajar fara badan , xaraf walba waxaa ku helee ajar. 3- Qur,anka wuxuu u shafeeco qaadaa maalinta qiyaamo ehelkiisa. 4- Qofkii qur,anka xifdiya waalidkiisana waxaa loo xiraa taaj nuur ah maalinta qiyaamo. 5- Qofka quranka xifdisan naartu ma gubto. 6- Dadka qur,anka xifdisan wa kuwa ugu fadliga badan umada nabiga sala laahu calayhi wasalam. 7- Qofka quraanka aqrintiisa ku noqda xariif wuxuu macooda noqonaa malaa,ikta .