ku soo biir machadka Almedina academy quran


Dhamaan ummada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka.Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: 1:Higaada Carabiga2: Tajwiidka Qur'aanka3: Xifdiga Qur'aanka4:tafsiirka quraanka5: Luuqada Carabiga, 6:Axaadiista7:Siirada Rasuulka scw 8:Fiqiga 9:tawxiidka 10:tarbiyada caruurta yar yar Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto