lacagta laga qaado ardayda


walaal fadlan qur,an lama iibsan karo , laakiin lacagta lagu baranayo qur,anka waxaa lagu fulinayaa 1-khidmada macalimka 2-khidmada internetka 3-khidmada korontada FIIRO GAAR AH:qoyska ka kooban 5 qof waxaa loogu dhigayaa hal qof lacag la,aan waxana hadafkeena uu yahay in aan baro jiilka soo koraya ee muslimka ah quraanka kariimka iyo dhamaan culuumtiisa kala duwan , mana ahan ujeedkeena inaan urursano aduun ama magac raadis lkn waxan kaliya oo aan in badan ku taamayno ayaa ah in aan dhisno mustaqbalka caruurteena qeybahooda kala duwan sido kale waxan u taaganahay habeen iyo maalinba in aan u adeegno waalidiinta oo aan ka baahi tirno waxay u baahan yihiin oo ah in ay bartaan diintooda islaamka .