Mac-hadka Almedina Quran Academy Online


Mac-hadka Almedina Quran Academy Online wuxu idin la diyaar yahay in uu idin baro Quraanka Kadibna waxa Idin gudonsiiyo shahaadooyin heer sare meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan hadaba horey u gaar machadka isdiiwaan gelintuna waa ay socota , mac-hadku waxa uu kuyaalaa magalada rasuulka scw ee almedina almunawarah , wixi faah faahin intaa dheer nagala soo xariir whatsapp iyo imo , viber +966538036269 ama +966576864827 ama email : alqaari114@gmail.com