shahadoyinka uu bixiyo mac-hadka almedina online


online ku baro quraan kariimka adigoo jooga gurigaga machadka xaruntiisa waxa uu kuyaala magaalada rasuulka scw almedina almunawarah waxa kale uu xaruumo kukala leeyahay xamar . ceelasha iyo hargeysa iyo boorama , waxana machadka uu soo saara ardey xaafidiin ah iyo sidoo kale waxa labaraya culuumta islaamka ardayga marka uu dhameeyo quraanka waxa la gudoonsiinaya shahaado rasmi ah kuna xasiixan culimada qaar oo wax ka dhigta xaramka madiina sidoo kale ardeyga marka uu xifdiyo kutubada qaar sida usuulu thalaatha iyo arbaciin nawawiga iyo naxwaha iyo qaar kale waxa lasiinaya shahaado qiimo badan , hadaba wixii faah faahin ah nagala soo xariir ciwaanada halkaan ku xusan :- skype : ( alfurqankarim ) E-mail : ( alqaari114@gmail.com ) whatsapp : ( +966538036269 )(+966576864827) Qeybta somalia guud ahaan iyo Qeybta dumarka : Macalimada ( Aamina - umu salaaxu diin ) whatsaap kala xariir : boorama : ( +252634158356 ) ama Qeybta Kenya - Nairbi : ( +254728266635 ) horey u gaara mac-hadka