Ujeedada barashada qur,anka Kariimka


The purpose of learning the Holy Quran Arimaha soo socda daraadeeda waa inaa qur,anka xifdino 1- Waxaan ubaranaynaa si aan ugu daysano nabigeenii suubanaa sala laahu calayhi wasalam 2- Inaa ku daysano salafu saalix oo qur,anka aad ugu dadaali jiray 3- Xifdintiisa oo ilaahey noo fududeeyey , qofkastana baran karo 4- Dadka qur,an ka xambaarsan waa ehelka alaah iyo khaasadiisa 5- Ilaahey wuu weyneeyaa qofka qur,anka xambaarsan 6- Qur,anka oo la xifdiyo lana barto waxay ka kheyr badantahay aduunyo iyo wixii saran 7- Qofka qur,anka xifdisan ayaa ugu mudan inuu dadka dujiyo 8- Maalinta qiyaamo qur,aanku wuu u shafeecaa ehelkiisa